isbadal
ENGLISH NEWS Dubai2

The Somali millionaire ‘thanked’ for being rich »

The emirate of Dubai is one of the richest places in the world with a large population of foreign nationals – including tens of thousands of expat Somalis, some wealthier…

May 19 2012 / No Comment / Read More »
UN Deputy

Emergency Relief Coordinator visits Somalia »

The Assistant Secretary-General (ASG) for Humanitarian Affairs and Deputy Emergency Relief Coordinator (DERC), Catherine Bragg, traveled to Mogadishu from 8-9 May. Bragg visited Zona K and Rajo IDP settlements, where…

May 18 2012 / No Comment / Read More »
CCD SOMALIA

Siminaar ku saabsan wada shaqeynta odayaasha dhaqanka oo Muqdisho lagu qabtay »

DSC09677

Siminaar ay soo qabanqaabisay Hay’adda Wadahadalka bulshada CCD halku dhigiisuna ahaa “Isla wada shaqeynta odayaasha dhaqanka waxay horseedi kartaa nabadda…

May 19 2012 / No Comment / Read More »

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay tallaabadii Al-Shabaab ku gubeen Ceelashii biyaha Garbahaarey »

DSC08948

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa bayaan ay soo saareen maanta oo jimco ah waxay ku cambaareeyeen tallaabadii Al-Shabaab labo cisho…

May 18 2012 / No Comment / Read More »

Dood cilmiyeed looga hadlayay xiriirka ka dhaxeeya waalidka iyo macalinka oo maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay »

DSC05700

Wajiga 3aad dood cilmiyeed looga hadlayay xiriirka ka dhaxeeya waalidka iyo Macalinka ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho,…

May 17 2012 / No Comment / Read More »

Munaasabad lagu maamuusayay Maalinta dhalinyarada SYL oo lagu qabtay degmada Beledxaawo »

IMG_0079

Qeybaha Ururada Bulshada, haweenka, dhalinyarada iyo maamulka degmada Beledxaawo ayaa xusay Maalinta dhalinyarada Soomaaliyed ee 69aad guuradii ka soo wareegatay…

May 17 2012 / No Comment / Read More »
 
May 2012
M T W T F S S
« Apr    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Archives
CCD SOMALIA

Siminaar ku saabsan wada shaqeynta odayaasha dhaqanka oo Muqdisho lagu qabtay »

DSC09677

Siminaar ay soo qabanqaabisay Hay’adda Wadahadalka bulshada CCD halku dhigiisuna ahaa “Isla wada shaqeynta odayaasha dhaqanka waxay horseedi kartaa nabadda iyo amniga Soomaaliya oo fiicnaada” ayaa magaalada Muqdisho loogu qabtay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. In ka badan 150-odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ayaa ka soo qeyb galay…

May 19 2012 / No Comment / Read More »

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay tallaabadii Al-Shabaab ku gubeen Ceelashii biyaha Garbahaarey »

DSC08948

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa bayaan ay soo saareen maanta oo jimco ah waxay ku cambaareeyeen tallaabadii Al-Shabaab labo cisho ka hor ku gubeen Ceelashii biyaha dadka ka cabayeen ee degmada Guriceel.Bayaan ka soo baxay Culimada salaadii jimcaha kadib ayaa waxay ku sheegeen in ficilkii…

May 18 2012 / No Comment / Read More »

Dood cilmiyeed looga hadlayay xiriirka ka dhaxeeya waalidka iyo macalinka oo maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay »

DSC05700

Wajiga 3aad dood cilmiyeed looga hadlayay xiriirka ka dhaxeeya waalidka iyo Macalinka ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka soo qeyb galeen Culumaa’udiin, Macalimiin iyo waalidiin. Dood cilmiyeedka ayaa ka qeyb galayaasha uga hadleen doorka macalinka kaga aadan tarbiyenta caruurta iyo…

May 17 2012 / No Comment / Read More »
FOOTBALL Roberto Di Matteo

Shevchenko oo taageeray Roberto Di Matteo

Weeraryahanki hore ee kooxda Chelsea Andriy Shevchenko ayaa rumeysan inuu noqon doono macalinka rasmiga ah ee kooxda hadii uu ku guuleysto koobka Champions League Sabtida soo aadan. Shevchenko, oo ah  35 jir ayaa usoo ciyaaray Chelsea…

May 17 2012 / Read More »
BASKETBALL OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Kooxda Dekedda oo Hanatay Horyaalka 26aad ee K/Koleyga

MUQDISHO: Garoonka Kubadda Koleyga 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah waxaa xirmay Horyaalkii 26aad Wiilasha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed, waxaana tartankan agaasimay Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga. Furitaanka Tartankan oo ay ka soo qeybgaleen…

Feb 18 2012 / Read More »
HANDBALL HB_CH12_Fl011

Horyaalkii 12aad ee Kubadda Gacanta oo la soo Xiray

MUQDISHO: Waxaa si habsami leh loogu soo gabagabeeyay Garoonka Kubadda Gacanta ee Degmada Waberi Horyaalka 12aad ee Wiilasha Kubadda Gacanta Soomaaliya, kaasi oo ay ka qeybgelayaan 8 kooxood. Horyaalkan 12aad waxaa xertaankiisa  ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka…

Jul 13 2011 / Read More »
ATHLETICS mo-farah

Orodyahanka Soomaaliyed MO Farah Oo Ku Guuleystey Billada Dahabka Ah Ee 5000m

Orodyahanka soomaaliyeed balse haysta dhalashada wadanka Britain Mo Farah ayaa ku guuleystey billada dahabka ah tartanka ciyaaraha fudud ee 5000m isagoo u awood sheegtay rag caan ka ahaa caalamka magaalada Daegu ee dalka Koonfur Kuriya. Mo…

Sep 4 2011 / Read More »
SAWIRO DSC09677

Siminaar ku saabsan wada shaqeynta odayaasha dhaqanka oo Muqdisho lagu qabtay

Siminaar ay soo qabanqaabisay Hay’adda Wadahadalka bulshada CCD halku dhigiisuna ahaa “Isla wada shaqeynta odayaasha dhaqanka waxay horseedi kartaa nabadda iyo amniga Soomaaliya oo fiicnaada” ayaa magaalada Muqdisho loogu qabtay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. In ka badan…

May 19 2012 / Read More »
SHEEKO al-zawahri_ayman

Hoggaamiyaha Al-Qaacida oo ururka Al-Shabaab ku booriyay inay kordhiyaan dagaalada ay Soomaaliya ka wadaan

Cajalad maqal iyo m uuqaal ah oo uu soo diray hogaamiyaha ururka Al-Qacida Sh, Ayman Al-Zawahiri ayaa waxaa uu ujeediyay Xarakadda Al-Shabab ee Soomaaliya ka dagaalanta bahwadaagtana la ah Al-Qacida inay sii xoojiyaan dagaalka ay kula…

May 12 2012 / Read More »
CARTOONS 11_may_2012 copy

Odayaasha dhaqanka iyo xulidda ergada ansixineysa Dastuurka

Maalmahaan waxaa furmay suuqa dhaqaalaha odayaasha dhaqanka ay ka noolaanayaan, iyagoo looga fadhiyo inay soo xulaan ergooyinka ansixinaya dastuurka qabyo qoraalka uu ku dhaqmayo dalka, kuwaasi oo iyana sii xulaya xubnaha Baarlamaanka cusub ee soo dooranaya…

May 17 2012 / Read More »
SPORTS Roberto Di Matteo

Shevchenko oo taageeray Roberto Di Matteo

Weeraryahanki hore ee kooxda Chelsea Andriy Shevchenko ayaa rumeysan inuu noqon doono macalinka rasmiga ah ee kooxda hadii uu ku guuleysto koobka Champions League Sabtida soo aadan. Shevchenko, oo ah  35 jir ayaa usoo ciyaaray Chelsea…

May 17 2012 / Read More »

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Log in | COPYRIGHT © 2011 All rights reserved www.isbadal.com. Designed by Galaxy Technology